qaran
 

admin 11:03 am | Iyadoo shalay Mariqribkii ay Bilatay Bisha Shawaal ayaa manta si wdajir ah looga tukaday Guud ahaan Dalka Soomaaliya gaar ahaana Gobolada dhaca Koofurta Soomaaliya. Magaalada Muqdisho oo ay ka jiraan Maamulo kala duwan...

September 10 2010 / No comment / Read More »

admin 10:54 am | Muqdisho – In kasta oo dhowr saacadood un ay naga xigaan, haddii alle uu qadaro salaadda ciidul fitriga ee maanta oo Jimcaha ah, ayaa haddana waxaan lagu tukan doonin Masaajido badan oo ku...

September 10 2010 / No comment / Read More »

admin 09:33 pm | Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player. Dhamaan bahweynta Qarandoon waxey halkan tahniyad iyo bogaadin uga dirayaan dunida muslimka ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Fantastic 08:28 pm |   Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’iid qadka taleefanka u qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa waxaa uu ku sheegay in weerakii iyo ismiidaamintii maanta ka dhacay garoonka diyaardaha Muqdisho uu qayb ka...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Fantastic 08:04 pm | Maamulka Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, ayaa deeq raashin ah oo iskugu jirta Boorash,Galey iyo Saliid ugu qeybiyay dadka barakacyaasha ah inta u dhaxeysa Daljirka Daahsoon iyo Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Fantastic 06:20 pm | Ganacsadahan Soomaaliyeed ayaa xalay si bareer ah loogu gubay dukaan uu ku lahaa tuulo hoostagta magaalada cape-town ee dalka S/africa, iyadoo seddax kalena loo geystay dhawaacyo kale duwan.   Dilka ganacsatadan Soomaaliyeed ayaa...

September 9 2010 / No comment / Read More »

admin 09:24 am | Arbaco, September 08, 2010 (Muuqaal) −Xildhabaan Xaaji Muuse Suudi Yalaxow ayaa la wareegay hoggaaminta dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo galabta ilaa caawa dagaal culus uu ka dhacay. Warku wuxuu intaa ku darayaa...

September 9 2010 / No comment / Read More »

admin 09:08 am | Muqdsiho – Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Somalia, ayaa wajahaya dagaal laba afle ah, si uu uga bad baado in xilka ay ka turaan xildhibaano dhinaca dambe ay ka riixayaan kuwa isaga kasoo...

September 9 2010 / No comment / Read More »

admin 11:14 pm | Riyadh – Saudi Arabia, Masar iyo Lubnaan ayaa ku dhowaaqay inay maalinta jimcaha u dabaal degi doonaan ciidul Fitriga. Wakaaladda wararka Saudi Arabia ee SPA, ayaa sheegtay in maalinta khamiista ah ay noqon...

September 8 2010 / No comment / Read More »

Fantastic 08:08 am | Daraasad cusub oo muujineysa muhiimada uu bani’aadanka u leeyahay qaraha(xab xab)ayaa tilmaantay in cunista qaraha %33 uu jirka gaar ahaan wajiga ka ilaliyo ileeyska qoraxda. Daraasadaan oo ay diyaariyeen koox ka socotay jaamacadaha...

September 8 2010 / No comment / Read More »

admin 12:30 am |   Nairobi – Kenya ayaa difaacday go’aankii ay ku xirtay laba qof oo u dhashay dlaka Tunisia, oo ay sheegtay inay ku socdeen dalka Somalia, si ay tababar ula qaataan kooxda Al-Shabab. Kenya...

September 8 2010 / No comment / Read More »
News- English

Somali Businessman Killed in South Africa. »

Somali Businessman Killed in South Africa.Fantastic 06:39 pm | Somali businessman was killed and two others were injured last night after gangsters attacked the shops in the Villipi and Delft divisions in Cape Town. The businessman was...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Somali pirates want jobs »

Somali pirates want jobsadmin 07:14 am | An armed fighter providing security to the local Galmadug administration official hold their high calibre weapons as they stand in a field in the plains near the central...

September 2 2010 / No comment / Read More »

Somali Girl Rejected Live on Stage – Drake Brings Girl On Stage To Kiss, Then Rejects Her in Ottawa »

Somali Girl Rejected Live on Stage – Drake Brings Girl On Stage To Kiss, Then Rejects Her in Ottawaadmin 12:15 am | At a huge hip hop concert, Drake brings a girl on stage, kisses her on each cheek, the forehead, and then almost goes in for a lip kiss....

September 2 2010 / No comment / Read More »

Four Ugandan soldiers killed in Somali clashes »

Four Ugandan soldiers killed in Somali clashesadmin 02:07 am | Four African Union (AU) peacekeeping troops were killed and eight others wounded on Monday after Islamist fighters fired mortar rounds at the forces as fighting rages in the...

August 31 2010 / No comment / Read More »

UN urges Somalis to prevent bloodshed after latest attack »

UN urges Somalis to prevent bloodshed after latest attackadmin 05:25 am | New York, QARANDOON : An independent United Nations human rights expert has called on all Somalis to help prevent the kind of bloodshed witnessed this week when 33 people...

August 28 2010 / No comment / Read More »

Somali man pleads guilty in Virginia to attack on U.S. vessel »

Somali man pleads guilty in Virginia to attack on U.S. vesseladmin 12:17 am | (Qarandoon) — A Somali man Friday became the second person convicted in the United States of acts related to high-seas piracy in more than a century, although he...

August 28 2010 / No comment / Read More »

Somali hijacker sentenced to 9 years »

Somali hijacker sentenced to 9 yearsadmin 12:33 am | The 36-year-old Somali refugee who attempted to hijack a small Air New Zealand plane near Christchurch in 2008 has just been sentenced at the High Court. Asha Ali...

August 27 2010 / No comment / Read More »

China backs fight against Somali piracy »

China backs fight against Somali piracyadmin 12:30 am | Qarandoon - China on Wednesday voiced its support to the efforts to counter Somali piracy in accordance with the international law and the relevant Security Council resolutions. The statement...

August 26 2010 / No comment / Read More »

Somalia govt vows to take over southern region after Ramadhan »

Somalia govt vows to take over southern region after RamadhanAxmed 11:36 am | Mogadishu (Qarandoon) – Samalia’s Transition Federal Government (TFG) Interior Affairs Minister Abdirashid Mohamed Xiddig,has Monday dismissed claims by the rebels that they will take control of the country...

August 23 2010 / No comment / Read More »

.Big explosions hit Somalia rebels’ stronghold »

.Big explosions hit Somalia rebels’ strongholdadmin 12:34 pm | Mogadishu (Qarandoon) – Big explosions have hit the strongholds of rival insurgents Alshabab and Hizbul Islam in the Somali capital Mogadishu on Friday evening leaving 25 dead and...

August 21 2010 / No comment / Read More »

Somalia AU mission needs 40,000 troops »

Somalia AU mission needs 40,000 troopsadmin 08:30 am | Kampala (Qarandoon) – It has been revealed after an assessment that the African Union Mission to Somalia (AMISOM) needs as many as 40,000 troops to get the job...

August 19 2010 / No comment / Read More »

Somalia renewed fighting kills 15, injures 60 »

Somalia renewed fighting kills 15, injures 60admin 08:48 am | Mogadishu (Qarandoon) – At least fifteen civilians have been killed and 60 others wounded after clashes flared between Somali forces backed by AU troops and rebels in Mogadishu on Monday. The clashes...

August 18 2010 / No comment / Read More »

Somalia govt needs support, Kenya says »

Somalia govt needs support, Kenya saysadmin 07:57 am | Nairobi (Qarandoon) – Kenya’s Foreign Affairs minister Moses Wetang’ula said that there was broad consensus that the Somali Transitional Federal Government (TFG) requires considerable support to enable it...

August 18 2010 / No comment / Read More »

CIID WANAAGSAN

Wararka

Guud ahaan Dalka Soomaaliya Oo Maanta Laga Tukaday Salaaddii Ciidul Fidriga. »

Guud ahaan Dalka Soomaaliya Oo Maanta Laga Tukaday Salaaddii Ciidul Fidriga.

admin 11:03 am | Iyadoo shalay Mariqribkii ay Bilatay Bisha Shawaal ayaa manta si wdajir ah looga tukaday Guud ahaan Dalka...

September 10 2010 / No comment / Read More »

Muqdisho: Salaadda ciid laguma tukan karo Masaajidada. (Amar cusub) »

Muqdisho: Salaadda ciid laguma tukan karo Masaajidada. (Amar cusub)

admin 10:54 am | Muqdisho – In kasta oo dhowr saacadood un ay naga xigaan, haddii alle uu qadaro salaadda ciidul...

September 10 2010 / No comment / Read More »

CIID WANAAGSAN: AAN KUWADA CIIDNO CAAFIMAAD SAN!! »

CIID WANAAGSAN: AAN KUWADA CIIDNO CAAFIMAAD SAN!!

admin 09:33 pm | Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player. Dhamaan bahweynta Qarandoon waxey halkan...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. »

Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda weerarkii lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Fantastic 08:28 pm |   Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’iid qadka taleefanka u qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa waxaa...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Barakacayaasha Boondheere oo Raashin loo qeybiyey. »

Barakacayaasha Boondheere oo Raashin loo qeybiyey.

Fantastic 08:04 pm | Maamulka Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, ayaa deeq raashin ah oo iskugu jirta Boorash,Galey iyo Saliid ugu...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Ganacsato lagu weeraray Koonfur Africa hal dhintay iyo laba dhaawac ah. »

Ganacsato lagu weeraray Koonfur Africa hal dhintay iyo laba dhaawac ah.

Fantastic 06:20 pm | Ganacsadahan Soomaaliyeed ayaa xalay si bareer ah loogu gubay dukaan uu ku lahaa tuulo hoostagta magaalada cape-town...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Muuse Suudi oo la wareegay hogaanka dagaalka W/Muqdisho »

Muuse Suudi oo la wareegay hogaanka dagaalka W/Muqdisho

admin 09:24 am | Arbaco, September 08, 2010 (Muuqaal) −Xildhabaan Xaaji Muuse Suudi Yalaxow ayaa la wareegay hoggaaminta dagaalada ka socda...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Shariif oo wajahaya dagaal laba afle ah. »

Shariif oo wajahaya dagaal laba afle ah.

admin 09:08 am | Muqdsiho – Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Somalia, ayaa wajahaya dagaal laba afle ah, si uu uga...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Saudi Arabia oo ciid ku dhowaaqday Jimcaha. »

Saudi Arabia oo ciid ku dhowaaqday Jimcaha.

admin 11:14 pm | Riyadh – Saudi Arabia, Masar iyo Lubnaan ayaa ku dhowaaqay inay maalinta jimcaha u dabaal degi doonaan...

September 8 2010 / No comment / Read More »

Cilmi Baaris:Cunista Qaraha Oo Duqnimada Yareysa. »

Cilmi Baaris:Cunista Qaraha Oo Duqnimada Yareysa.

Fantastic 08:08 am | Daraasad cusub oo muujineysa muhiimada uu bani’aadanka u leeyahay qaraha(xab xab)ayaa tilmaantay in cunista qaraha %33 uu...

September 8 2010 / No comment / Read More »

Tuniisiyiin doonayay inay ku biiraan Al-Shabab oo lagu maxkamadeynayo Kenya.. »

Tuniisiyiin doonayay inay ku biiraan Al-Shabab oo lagu maxkamadeynayo Kenya..

admin 12:30 am |   Nairobi – Kenya ayaa difaacday go’aankii ay ku xirtay laba qof oo u dhashay dlaka Tunisia,...

September 8 2010 / No comment / Read More »

R/Muqdisho oo soo bandhigay xilalka iyo magacyada Shabaab »

R/Muqdisho oo soo bandhigay xilalka iyo magacyada Shabaab

admin 12:07 am | Waxaa golaha fulinta qaybta somalida ugu jirta Ururka Al-Shabaab 42 xubnood guud ahaana waa 85 inta kale...

September 8 2010 / No comment / Read More »

Madaxa Isboortiga TV-ga Cabdulqaadir Maxamed Farax (Biriq) »

Madaxa Isboortiga TV-ga Cabdulqaadir Maxamed Farax (Biriq)

admin 07:52 pm | INAA lILLAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN kULLU NAFSIN DAA’QATU AL-MOWTIsmaaciil Maxamed Cumar “Diyeeshe” Wuxuu tacsi u dirayaa...

September 7 2010 / No comment / Read More »

Fu’aad Shongole “Waxaan Mar kale qaraxyo ka fulineyna Kampala” »

Fu’aad Shongole “Waxaan Mar kale qaraxyo ka fulineyna Kampala”

admin 12:41 pm | Sheekh Fu,aad Maxamed Khalaf oo ah saraakiisha ugu sareesa Xarakada Al-Shabaab una qaabilsan dhanka wacyigilinta ayaa Maanta...

September 7 2010 / No comment / Read More »

Ciidamada Dawlaadda Ku Meel Gaarka Soomaaliaya oo maanta Hawl Baaritaano ah ka wada Ex.Kontorool Af Gooye. »

Ciidamada Dawlaadda Ku Meel Gaarka Soomaaliaya oo maanta Hawl Baaritaano ah ka wada Ex.Kontorool Af Gooye.

abdullahi 09:45 am | Askarta dawladda ee  ku sugan kontoroolkii hore ee af gooey ayaa waxa ay saaka halkaa ka bilaabeen...

September 7 2010 / No comment / Read More »

Radio Qarandoon

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Top Video

Last Users

Last users on Qarandoon.info!

Who's Online

2 visitors online now
0 guests, 2 bots, 0 members

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko taxane ah qeybti 11 waxaa qoray Jamila Garruun. »

admin 04:21 pm | jimcihi aaynu soo dhaafnay waxeey inoo joogtay Bedra iyo Xafsa oo meel banan ah wada taagan iyo Yaxye oo ,u hanqal taagaya sidii uu ula hadli lahaa Bedra.   hadana waxaan kasii anba qaadayaa halkiiye kaftan yar kedib ayaa Bedra tiri Xafsa qoraxdu waa sii gaabaneysaa  waan sii baxayaa maqrib ayaan rabaa in aan guriga ku dukado....

September 3 2010 / No comment / Read More »
Barashadii aanan ka fiirsan sheeko taxane ah qeybti 11 waxaa qoray Jamila Garruun.

Somali Businessman Killed in South Africa. »

Fantastic 06:39 pm | Somali businessman was killed and two others were injured last night after gangsters attacked the shops in the Villipi and Delft divisions in Cape Town. The businessman was killed after he refused to open the door for the gangsters. The gangsters later burned his body. Yasin Ali, a relative of the deceased businessman, told Qarandoon...

September 9 2010 / No comment / Read More »
Somali Businessman Killed in South Africa.

Guud ahaan Dalka Soomaaliya Oo Maanta Laga Tukaday Salaaddii Ciidul Fidriga. »

admin 11:03 am | Iyadoo shalay Mariqribkii ay Bilatay Bisha Shawaal ayaa manta si wdajir ah looga tukaday Guud ahaan Dalka Soomaaliya gaar ahaana Gobolada dhaca Koofurta Soomaaliya. Magaalada Muqdisho oo ay ka jiraan Maamulo kala duwan ayaa siyaalo kala goono gooni ah loogu Tukadaya salaadda Ciidda. Degaanada ay ka arrimiyaan Kooxaha dawladda ka soo hor jeeda ayay hore...

September 10 2010 / No comment / Read More »
Guud ahaan Dalka Soomaaliya Oo Maanta Laga Tukaday Salaaddii Ciidul Fidriga.

Tartankii Ciyaaraha Ramadaanka ee Atlanta oo lasoo gaba gabeeyay. »

admin 09:14 am | ATLANTA: Waxaa sanad kastoo Magaaladda Atlanta laga qabanqaabiyaa Tartan Kubadda Cagta ah oo lagu weyneynaayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaradda reer Atlanta oo ay Hiwaayadoodu tahay Kubadda Cagta, iyadoo Magaaladda Atlanta ay wayahaan dambe ay ku soo badanayeen Ciyaartoyda Kubadda cagta madaama ay Magaaladaan ku nool yihiin Halyeeyo caan ku...

September 9 2010 / No comment / Read More »
Tartankii Ciyaaraha Ramadaanka ee Atlanta oo lasoo gaba gabeeyay.

SPORTS

Tartankii Ciyaaraha Ramadaanka ee Atlanta oo lasoo gaba gabeeyay.

Tartankii Ciyaaraha Ramadaanka ee Atlanta oo lasoo gaba gabeeyay. »

admin 09:14 am | ATLANTA: Waxaa sanad kastoo Magaaladda Atlanta laga qabanqaabiyaa Tartan Kubadda Cagta ah oo lagu weyneynaayo Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaradda reer Atlanta oo ay Hiwaayadoodu...

September 9 2010 / No comment / Read More »
Emmanuel Adebayor  Oo Mar Ka Careysiisay Taageerayaasha Arsenal

Emmanuel Adebayor Oo Mar Ka Careysiisay Taageerayaasha Arsenal »

Fantastic 07:31 am | Weerar yahanka kooxda Man City Emmanuel Adebayor horayna Arsenal ugu soo cayaaray ayaa mar kale dib uga careysiiyay taaageerayaasha kooxda Arsenal . Laacibkan 26-sano jirka ah ee u dhashay dalka...

September 8 2010 / No comment / Read More »

Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya oo laga Badiyay ciyaartii ay la yeesheen Masar »

Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya oo laga Badiyay ciyaartii ay la yeesheen Masar

admin 06:24 am |           Waxaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar ka dhacday ciyaar dhex martay xulalka 17 jirada Soomaaliya iyo  Masar oo...

September 7 2010 / No comment / Read More »

Norway oo lagu qabtay tartan kubadda miiska ah oo ay goob joog ka ahaayeen khabiiro kubadda miiska ah iyo 2 ciyaartooy oo ka mid aheyd Qarankii K/miiska »

Norway oo lagu qabtay tartan kubadda miiska ah oo ay goob joog ka ahaayeen khabiiro kubadda miiska ah iyo 2 ciyaartooy oo ka mid aheyd Qarankii K/miiska

admin 05:29 am |   Waxaa Maanta oo aheyd bishu 04.09.2010 si rasmi ah uga furmay Garoonka Kubbdda Miiska Haugenstua Scene ee Dalka Norway oo ku...

September 6 2010 / No comment / Read More »

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya ee U17 oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Masar.+ Sawiro. »

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya ee U17 oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Masar.+ Sawiro.

admin 08:50 am | (Qarandoon. EGYPT) – Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya ee Da’dooda ka yar 17, jirka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qaahira...

September 5 2010 / No comment / Read More »

Jaaliyada Sportiga Dalka Masar oo Munaasabad Sagootin ah u sameesay garsoore Cadaay iyo Wiilkiisa Kooxda Man City C/salaan Cadaay + Sawiro »

Jaaliyada Sportiga Dalka Masar oo Munaasabad Sagootin ah u sameesay garsoore Cadaay iyo Wiilkiisa Kooxda Man City C/salaan Cadaay + Sawiro

admin 08:47 am | Munaasabad Sport oo ay soo qaban Qaabiyeen jaaliyada Sportiga Soomaaliyeed ee Dalka Masar laguna Sagootinaayay garsoore Cadaay iyo Wiilkiisa Da’da yar ee...

September 4 2010 / No comment / Read More »

Sheeko

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko tixane ah qeybti 10, aad W/Q Jamila Garuun. »

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko tixane ah qeybti 10, aad W/Q Jamila Garuun.

admin 02:14 am | Barashadii aanan ka fiirsan sheeko tixane ah qeybti 10, aad W/Q Jamila Garuun.   waxeey inoo mareeysay qeybti 9,aad Bedra iyo Xafsa...

August 31 2010 / No comment / Read More »

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko tixane ah qeeybtii 9-aad waxaa qoray jamila Garuun »

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko tixane ah qeeybtii 9-aad waxaa qoray jamila Garuun

admin 12:00 am | waxeey inoo mareeysay isbuuci hore qofkii aqriyay Bedra oo ka qeeyb gashay kulanki la isugu yeeray ardayda si kuwooda ugu tayada badan...

August 20 2010 / No comment / Read More »
Barashadii aanan ka fiirsan sheeko taxane ah qeybti 11 waxaa qoray Jamila Garruun.

Barashadii aanan ka fiirsan sheeko taxane ah qeybti 11 waxaa qoray Jamila Garruun. »

admin 04:21 pm | jimcihi aaynu soo dhaafnay waxeey inoo joogtay Bedra iyo Xafsa oo meel banan ah wada taagan iyo Yaxye oo ,u hanqal taagaya sidii uu ula hadli lahaa Bedra.   hadana waxaan...

September 3 2010 / No comment / Read More »