Saxaafada maxay ka Tiri Tacadigii loo gaystay C/qaadir Nadaara DAAWO
waxan ku eegeynaa todobaadkan arintii lagula kacay wariye cabduaadir cashar nadara
iyo sida ey u arkaan wariyayaysha ku sugan magalada nairobi eedalkan kenya
waxa ka qeyb galaya wariyayasha kala ah
1:abdisatar dahir sabriye wariye madax banan
2:maxamed salad agasdiomaha wargeyska ifiyepress
3:nimco wariye katirsan radio barkulan
4:cabdirisaaq kambala wariye katirsan bartamaha.com
5:calibashi wariye madax banan
ok waakas sxb qali
Abdifitah Mohamud Ahmed (abaal)
nayrobi,kenya
email abaal77@hotmail.com
gmail abaal77@gmail.com
+2547-28723526

hahahahah sxbkeey waxuu dhahay magaalada soomaaliya hahaha daqiiqada 3:11 funnyy
asc waxaan halkan kasalaamayaa umada islaamka ah gaar ahaan inta uur koodu fiyoowyahay nagaara wax danbi ah oo aan u arko majiraan hadii aan loo haysan danbiyo hore oo uu galay laakiin tii lagu eryay ee ninkii ahaa xoosh kibray asaga ayaa xoosh danbi hadday tahay iyo hadii kale looga bahanaa inay kala xisaab tamaan dadkii yiri danbi baa nagala galay ee inay nagaara yiraahdaan shaqada halooga cayrsho mahayn xaq ee waa arinkii cali samatar oo kale mana fiicna xaqdarada lagalaaayo waxaa tagnaa oo lahaa danbiga ninkii afkiisa kasheega balse taasi maysan dhicin ee waxaa dusha laga saaray nin aysan afkiisa kasoo bixin
waxaan leeyahay nadaara waa nin aan ku qaanay xamar hadan europ buu juooga ane waan jooga europ waan ka xumahay waxalagu haysato waa baadil cad marka isaaqa anaa waso iyo somaliland ba hadeey wax iga qaadi karaano waan wadan somalia kamid ah beena mahan waa maamul gobaleed sida puntland oo kale somalia waa 1
asc dhamn dadka somaliyed walalyal war dadku nabad bayrabane selo helikara dalku na unabadgali kara
Saaxiibayaal salaan ka dib. Nadaara waxaan aqaan ku dhowaad 10 sano, waxaan ahay suxufi ay isku meel ka soo wada shaqeeyeen. In la eryo lama yaabbani, sababtoo ah marka aad dib u eegto idaacadihii Somalia ee uu ka soo shaqeeyey dhamaantood waa laga eryey, ma jirto hal idaacad oo uu iskiis uga tegey. Waxaan aamisanahay in hadda uu dhaqan xumadii la tegey Universal TV. Qofka waa inuu waxyaabaha qaar ka weynaadaa, laakin Nadaara kama weynaan. Qodobka 2aad, marka la tago qurbaha ceebo badan ayaa soo baxa. Nadaara ma aha Professional. Iskuul rasmi ah (Formal education) ma dhamayn, bakaaraha ayuuna timaha ku jari jiray, (Ma aha meherad xun) waxaana fiican qofka xirfadda uu sida wanaagsan u yaqaanno inuu ku shaqaysto, laakin mid aanan si fiican u aqoon haddaan sheegto karaamada ayaa sidiisoo kale iga lumaysa. Injineer Axmed ma aqaanno laakin waxaan u arkaa nin aqoonyahan ah, dadaal badan oo uu sameeyeyna ku gaarsiiyey Universal heerka maanta uu joogo. Waan ku raacsanahay go’aanka uu ku cayriyey sababtuna waxay tahay khalad hadduu dhaco waa in uu meel yeesho, qabiil dhan oo soomaaliyeedna la iskama cayn karo, waa in cid ay qaaddo mas’uuliyadda, nadaarana taas uun baa haysata
Ramadan Kareem dhamaan dadka akhristayaasha.
Marka xigta nadaaro qalad ayuu ka galay daka reer Somaliland dhamaan oo weliba Duriyada reer Somaliland markaa waan ku racsanahay madaxda Uinversal xaq bay u leeyihiin wixii sumacadooda wax u yeelaya in ay iska qabtan oo ay ka eryaann Tvka oo ay qortaan dad profesional ah .
Waa bilaahi Tawfeeq.
Mohd, Jama-Tabuk